Khasaaraha ka dhashay Duqeyntii Makeyevka oo korortay iyo Sababta sahashay oo la ogaaday

Ku-xigeenka Koowaad ee Madaxa Waaxda weyn ee Milliteriga-Diyaasada ee Milliteriga dalka Raashiya, Sareeye Guuto Sergey Sevryukov ayaa sheegay in Tirada dhimashada ee Askartii lagu dilay magaalladda Makeyevka ee Gobalka Donetsk ay gaartay ilaa 89 Askari. Sarkaalkaasi oo la hadlay Warbaahinta ayaa tilmaamay in la qaaday dhamaan dadaalkii lagu soo badbaadin lahaa Askarta ku dhaawacmay Duqeymihii … Continue reading Khasaaraha ka dhashay Duqeyntii Makeyevka oo korortay iyo Sababta sahashay oo la ogaaday